home All News open_in_new Full Article

Taliye cusub oo lagu badalay Taliyihii Booliiska Dekada Muqdisho ee la sheegay inuu is casilay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay  taliye cusub ku badaleen Taliyihii Booliiska Dekada Magaalada Muqdisho ee xalay is casilay Gaashaanle Axmed Khadar sida uu cadeeyay Genenaal C/laahi Xasan Bariise. Gaashaanle-sare Mahad Korow oo ahaa taliyihii laanta Canshuuraha iyo Ilaalinta dhaqaalaha ee Gobolka banaadir ayaa loo magacaabay xilka Taliyaha Booliiska Saldhiga Dekada Magaalada Muqdisho. […]


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4236153123
Add Watch Country

arrow_drop_down